admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Iska hor imaad ka dhacay deegaanka Cadaadda iyo Bohol Raar ee gobolka Baay

Warar naga soo gaaraya magaalada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafey ey halkaasi ku dagaalameen laba beelood oo dega...

Xubnaha baarlamaanka oo maanta ka doodaya miisaaniyada 3da bilood ah

Mudanayaasha baarlaamanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya miisaaniyadda ay dowladda Soomaaliya ku shaqeynayso saddexda bilood ee soo socota, taasoo ka doodisteeda dib loo dhigay...

War Deg Deg ah:Wariyihii Telefishinka Caalamiga ee Univewrsal Magaalada Laascaanood oo Goor dhaweyd oo Caawa ah la Dilay

Allah-ha u naxriistee Waxaa goordhaw oo caawa ah lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Wariye Axmed Sakiin Faarax oo Tefishinka Universal Tv uga...

Faah faahin dheeri ah oo kasoo bexeysa iska hor imaad manta ka dhacay degmada Wanleweyn.

Warar ka imaanaya degmada Wanle weyn ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka dhaceen iskahor imaad dhexmaray Shacabka magaalada iyo koox...

Somalia al Shabaab militants threaten British attack

Somalia's Islamist al Shabaab militia on Monday warned Britain it would "pay the heftiest price" for its "war against Islam" and the extradition of...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img