admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Khadra Daahir oo maanta lagu aasay magalada hargeysa

Maydka fannaanadii waynayd ee Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige, oo xalay ku geeriyootay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland, ayaa saaka lagu aasay xabaalaha Halleeya ee...

Reysulwasaare Xamza oo dhowr shaqsi jagooyin u magacaabay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddiisa ayaa maanta sameeyey magacaabis cusub. Ra’iisul Waaaraha ayaa magacaabay agaasimayaal...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta u kicitimi doona dalka turkiga

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu wadaa in Maanta ay u duulaan dalka Turkiga, kadib martiqaad uu...

Madaxweynaha oo maanta ubax dhigey taalada daljirka dahsoon

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sanad guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa Maanta ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon...

Baarlamaanka oo maanta go,aan ka gaari doona miisaaniyada dalka

Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta markii Saddexaad yeelanaya kulan wadajir ah, kaasoo ku saabsan sii wadidda Akhrinta 3aad...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img