admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

52 sano ka dib somaliya haweeneydii ugu horeysa oo noqota wasiirka arimaha dibaba

Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa noqonaysa wasiirradii ugu horeysay oo haween ah oo loo dhiibo jagada wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya inta la xusuusto taariikhda...

Midowga yurub iyo dowlada ingiriiska oo soo dhaweysey wasiiradii la magacaabey

Dowladaha ku midoobey ururka Midowga Yurub iyo dowladda Ingiriiska ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay golaha wasiirrada ee uu soo dhisay ra'iisul...

Gabey Maay Maay oo ku saabsan xalada dalka

Waxaad halka ka daawataan gabey uu inoo tiriyo Nuur Maxame Axmed gabeygaas oo la magac baxay dalkii nabadaa ka dhiidi dooga dheega. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=HP5Q7UStHtE]

Wasiirada cusub iyo beelaha ey kasoo jeedaan

waxaan halka iidinkugu soo gudbineynaynaa wasiirada cusub iyo beelaha ey kasoo jeedaa kuwaas oo galinkii dambe maanta lagu dhawaaqey. 1- Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul...

Reysulwasaraha oo maanta magacaabey golihiisa wasiirada

Ra’iisal Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta soo magacaabay Xubno wasiirro ah oo ka mid ah noqon doona Xukuumaddiisa. 10 Wasiir ayuu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img