admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaraha Dowlada federalka somaliya oo maanta kuulan la qaatey safiirka midowga yurub u qaabilsan somaliya

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya u qaabilsan Michel Carves Deurso oo...

Maddaxweynaha Dowlada Fedralka oo la kulmey maddaxweynaha dalka Jabuuti

Madaxweynaha dowlada federalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil...

DIGILOW DAAMI YAY KU DAGIN"Taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa"

Waa oraah Soomaaliyeed oo micno mug weyn lihi xumbaarsan kana digaysa talo si sahlan inta maanta loo qaato berina mahadha reebta oo weliba si...

Gudoomiyaha Suuqa Bakaaraha Axmed Nuurre Ow Diini oo lagu diley xafiiskiisa

Koox ku hubaysan bistoolado ayaa saaka aroortii toogasho ku dishay guddoomiyihii ganacsatada suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho Axmed Nuurre Ow Diini. Wararku waxay sheegayaan in...

Maddaxweynaha Dowlada federalka somaliya oo safar ugu ambabaxay dalalka deriska

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo daris la ah Soomaaliya, waxaana safarkiisa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img