admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maddaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo...

Ahlusuna iyo dowlada oo ku hishiiyey in la qarameeyo ciidamada Ahlusuna ee gobolka Galgaduud

Maamulka gobolka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in heshiis la xariira qaramaynta ciidamada ay la gaareen maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe. Guddoomiyaha gobolka...

Iska hor imaad ka dhacay duleedka degmada Xudur

Iska hor imaad sababay khasaarooyin kala duwan ayaa ka dhacay nawaaxiga degmada Xudur ee gobolka Bakool, iyadoona dagaalku uu u dhexeeyay xoogagga Al-shabaab iyo...

Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji oo sheegey in Itobiya iyo Somalia iska kashan doonaan Dhaqaalaha iyo Amniga

Dowladaha Soomaaliya iyo Dowlada Ethiopia ayaa isku af-gartay inay yeeshaan iskaashi la xiriira amniga iyo dhaqaalaha. Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud (Fiqi)...

Somalia: PM Hailemariam – Ethiopian Troops Will Remain in Somalia Until AU Takeover

Addis Ababa — Ethiopian troops will remain in Somalia until African Union forces fighting Islamists can take over, Prime Minister Hailemariam Desalegn said Wednesday,...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img