admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Roobab Dabeylo wata oo la filaayo in ey ka dhacaan qeybo ka mid ah Dalka Somaliya

Accu-Weather oo ka faalloota saadaasha hawada caalamka oo fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ayaa shaacisay in gellinka dambe maanta oo Isniin ah ay duufaanno roobab...

Wasiirka adeega Bulshada Maryan Qasim oo sheegtey in ey hirgelinayaa Isbitaal cusub

Wasiirka Wasaarada adeega Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim oo warbaahinta hadal ku siisay xarunta Dugsiga sare ee Banaadir ayaa sheegtay in halkaasi qeyb kamid...

Xarakada Alshabaab iyo Ciidanka Raskambooni oo ku dagaalamey deegaanka Buulo-gaduud ee Gobolka J/Hoose

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa Kenya iyo Al Shabaab ayaa waxa uu xalay ka dhacay deegaanka  lagu Magacaabo Buulo-gaduud oo...

Digniin ku Wajahan inta Xumaha Jecel ee ku Jira Qowmiyada Digil iyo Mirifle

Dear Digil iyo Mirifle “Intellectuals” Aswwbr, Sidan ugu warqabno dadkeena iyo dalkeena waxaa heysta dhibaato baaxad leh, ma rabi inaan halkaan ku gabyo ama idinla hadlo dad aan xaalka wadanka la socon. Waxaa...

Xubnaha Barlamaanka oo maanta diidey in uu Prof Jawaari shir gudoonka noqdo

Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ayaa maantamarkii ugu horeysey isku deyey in ey ku dhaqmaan sharuucda dastuurka qaranka ayagoo ku qaadey qodob ka mid ah dastuurka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img