Howlgallo xalay ilaa iyo saaka ciidanka nabad-sugidda iyo kuwa booliska ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ey kusoo qabqabteen...
Hoggaamiyaha ururka Raaskaambooni Axmed Madoobe ayaa dib ugu soo laabtey magaalada kismaanyo isagoo beryahan ku maqnaa dalka kenya halkaas oo uu shirar kala duwan...
Ummada degan gobolada konfureed waxey soo mareen dulmiga aan hadleheen: Gumeysi Shisheye iyo kuwii dawladihii qabiilka ku dhisanaa waxeyna soo mareen dagaal sokeeyo oo...