admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidanka Jabuuti oo tababar ugu soo gabagabeeyey Magalada Beledweyne kooxo la qarameeyey

Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Maleeshiyo beeleedyo ku sugnaa Magaaladaasi tabar loo sameeyay islamarkaana...

Mahiga oo u hambalyo ku aadan sannadka cusub u direy shacabka somaliyeed iyo hogaankooda

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Augustine Mahiga ayaa ugu hambalyeeyay hoggaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed sanadka cusub. Warqaddiisa wuxuu ku...

Mudaaharaadyo ka dhacay Magalada Boorame oo ey dad waxyeelo kasoo gaartey

Mudaharad balaaran oo shalay ilaa xalay fiidkii ka socday magaaladda Boorame ayaa waxaa uu sababay dhaawac iyo dhimasho, kaas oo lagaga soo horjeeday faragelin...

Maamulka Ahlusuna ee gobolada dhexe oo warsaxaafadeed kasoo saarey shir u socdey mudo todobaad

Mas’uuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen shir muddo toddobaad ah uga socday magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud waxay ku sheegeen in...

Alshabab oo sheegey iney dagaalo ka abaabulayaan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay ku weerarayaan degmooyinka gobolka shabeelaha dhexe ee ka maqan gacantooda, iyagoo sheegay in gobolka uu galay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img