admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Weerar lagu qaadey Saldhiga Booliska Degmada Wanleweyn

Warar aynu ka helney degmada Wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in weerar xoogan uu halkaasi ka dhacay kaas oo lagu qaadey saldhiga...

Dowlada Itoobiya oo maanta Maxkamad soo taagtey eedeysanyaan lagu heysto iney la shaqeeyaan Alshabab

Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa ku heshay 10 nin eedeymo la xiriira inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya. Garsooraha maxkamadda...

Somali government seeks to reclaim overseas assets

By Adnan Hussein The Somali government is working on a plan to recover assets frozen by foreign governments and organisations since the collapse of the...

Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminaayo oo maanta booqdey magalada Baydhabo

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiin Maxamuud Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, isagoo halkaas kulammo kula leh...

Alleged militants detained in Djibouti charged by U.S. court

In a sign of evolving U.S. legal tactics in counter-terrorism operations, two Swedish citizens and a former British citizen detained in Africa in August...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img