admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya oo la kulantay wasiirka arimaha dibada dalka talyaniga

Dowladda Talyaaniga oo muddo dheer gumeysanaysay gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay ka caawin doonto dowladda cusub ee Soomaaliya tababarka ciidamada iyo wax-soo-saarka. Wasiirka...

Kufsiga Ciidamada Dowladu ay ku hayaan Barakacayaasha ku jira Xeryaha Muqdisho oo gaaray heer laga yaxyaxo (Warbixin murugo xambaarsan)

 Talafishinka Al-Jazeera ee ku yaala dalka Qatar ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan yihiin haweenka Soomaaliyeed ee degen xeryaha barakacayaasha ee magaalada...

Suldaano Maanta soo Gaaray Magalaada Baydhabo (Sawirro)

Odayaashaan oo uu horkacayay Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa maanta ka soo dagay garoonka Magaalada Baydhabo Janaay, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen Madaxda...

Wasiirka Difaaca ee Dalka kenya oo codsadey in si dhaqso ah looga soo saaro ciidamada howlgalka ka wada xaafada Islii

Wasiirka difaaca, Yuusuf Xaaji iyo wasiirka horumarinta gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Maxamed Cilmi ayaa ka dalbadeen dowladda inay shaqada ka cayriso saraakiisha lagu eedeeyo...

AU plots final assault on militants

Peaceful Somalia: Continental organization seeks to establish a standing force following realization the militants still have presence, but they can be overcome with strengthening...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img