admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qaxootigii ku jirey xerooyinka Dhadhaab oo bilaabey iney dalka dib ugu noqdaan

Boqolaal qoxooti Soomaaliyeed ah oo ku jiray xeryaha Dhadhaab-Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda kaddib markii ay u adkeysan waayeen dhibaatooyinka...

Digreeto kasoo baxdey xafiiska Reysulwasaraha oo uu isbedel ugu sameynayo qaar ka mid wasaaradaha

Digreeto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay in markii uu wada-tashi buuxa la sameeyey dhinacyo badan oo xog-ogaal u ah farsamada...

Dowlada Fransiska oo lacag ugu deeqdey hey'ada IOM

Hay’adda caalamiga ah ee muhaajiriinta adduunka (IOM) ayaa shaacisay inay ka heshay lacag dhan €1 million dowladda Faransiiska, taas oo wax looga qabanayo dhibka...

Afhayeenka Amisom Kornel Cali Adan oo sheegey in dhaliyarada ka tirsan Alshabab ee isa soo dhiiba ey sugayaan amaankooda

Afhayeenka ciidamada AMISOM Korneyl Cali Aadan Xumad oo maanta warbaahinta Shirjaraa’id ugu qabtay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ruux waliba...

Ciidamada ahlusuna oo la wareegey degaanka Daar-Macalin

Ciidanka maamulka Ahlu Sunna Wal-jamaaca ee gobolka Gedo ayaa shalay dagaal kula wareegay deeganka Daar-Macallin oo 30 km u jira degmada Baardheere ee gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img