Xarakada Al-shabaab ayaa ku adkeysanaysa inay weli gacanta ku hayso la haystihii Farnasiiska ahaa ee u afduubnaa Dennis Allex oo nool, kaddib markii ay...
Madaxweeynaha dalka France Francois Hollande ayaa sheegay in dowladiisu ay siweyn u adkeyn doonto ammaanka dalka,kadib howlgallo ay ciidamada France ka fuliyeen dalalka Soomaaliya...
Wararka ka imaanaya gobollka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in lagu wareejiyay amniga gobollka Shabeellaha hoose ciidamada militari gaaska labaad ee uu hogaaminayo Jen C/llaahi...