admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qaar ka mid ah Somalida ku nool Mannisota oo ku banan baxay Madaxweynaha Dowlada Federalka Somali Xasan Sheekh

Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigeen kooxo taagersan ciidamada raskambooni, kaasoo looga soo horjeeday Siyaasada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka...

Madaxweynaha dalka Somaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Magalada Minnesota

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa xalay kula hadlay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota dadweyne Soomaaliyeed oo tiradoodu...

Ciidamada Raskambooni oo kaashanaya Milateriga kenya iyo Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Afmadow

Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Raaskaambooni oo kaashanaya Militariga Kenya iyo xoogagga al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkan...

Wariye ka tirsan Idaacada Shabeele oo maanta lagu diley meel aan ka fogeyn gurigiisa

Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu dilay Cabdi Xareed Cismaan oo ka tirsanaa wariyeyaasha idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho. Koox bastoolado ku hubaysan ayaa la sheegay...

Statement by the Press Secretary on the Visit of The Somali President

THE WHITE HOUSE Office of the Press Secretary FOR IMMEDIATE RELEASE Statement by the Press Secretary on the Visit of President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia to...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img