Shirkii maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, iyadoona madasha shirka ay ku...
Xaalada degmada Buurhakaba ayaa saaka degan halkaas oo ay ciidamadu shalay ka xoreeyeen maleeshiyaadka Shabaab, waxaana socda howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada.
Dadka ku nool...
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa soo saartay warsaxaafadeed ku aadan doorashooyinka aadka loo sugayo ee todobaadyada nagu soo aadan lagu wado inay ka dhacaan gudaha...