admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Qarax xaley ka dhacay Magalada Kismaanyo oo ey ku dhinteen Laba Ruux

Qarax xalay fiidkii ka dhacay meel u dhow goobta uu ka socdo shirka maamul u sameynta Jubbaland ee ka socda duleedka magaalada Kismaayo ayaa...

Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Hoosow oo kormeer ku tegey Xerada Bonkaay

Gudoomiyaha Maamulka G/ka Bay Dr. Abdi Aadan Hoosow ayaa Maanta booqday Xerada Boonkay ee Duleedka Magaalada Baydhabo. Xeradaasoo ay kujiraan Ciidamo Aad u tiro badan...

Burcad badeed sii daayey Markab laga leeyahay Dalka Giriiga

Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa siidaayay markab saliida qaada oo laga leeyahay dalka Gariiga,kaasi oo ay gacanta ku dhigeen 10 bil ka hor. Markabkaan ayaa...

Cabdi Faarax Shirdoon Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo galabta gaaray Koonfurta Gaalkacayo

Cabdi Faarax Shirdoon Ra’isulwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta kasoo kicitimay magaalada Garowe ayaa galabta soo gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacayo oo xarun...

Nuqulka heshiiska ay wada gaareen Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo Maamul goboleedka Puntland

Horudhac: Waxaa booqasho qaadatay 9-11 Maarso, 2013 ku yimid Puntland wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) oo uu hogaaminayo raiisul wasaaraha Mudane Cabdi...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img