admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xagay wax marinayaan beelaha ku kulansan Doolow.

Shirkan ka soconaya Doolow ayaa waxaa ka qeyb galaya  qaar ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee wada dega Gobolka Gedo inkastoo ay jiraan Ugaasyo iyo...

Oon loogu la'anaayo deegaanka Geriley ee Gobolka Gedo.

Xaaladahan Biyo la'aanta ah ee haatan  ka soo cusboonaaday deegaanka Geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo kuna taala xuduuda u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa...

Qarax goor dhaweyd ka dhacay Albabka hore ee Carwadii hore

Weerar is qarxin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay goor dhow afka hore ee xerada Ex-fiyoore ee...

Sheekh Muqtaar Roobow oo xaley soo gaarey Degmada Xudur

Ciidammo uu hoggaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha Al-shabaab ayaa xalay gaaray degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, halkaas...

Maleeshiyaadka Alshabab oo dib ula wareegey gacan ku heyna Degmada Awdiinle

Wararka aynu ka helney gobolka Baay ayaa sheegaya in maleeshiyada al-Shabaab ay dib ula wareegtay deegaanka Awdiinle oo 30 km galbeed ka jira magaalada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img