admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo magalada washigton kulan kula qaatey xoghayaha difaaca mareykanka

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay magaalada Washington, xoghayaha difaaca dalka Maraykanka, Lloyd James Austin. Madaxweynaha ayaa kala hadlay xoghayaha...

Cabdirahmaan Cabdishakuur oo beesha caalamka kala hadley abaaraha ka jira somaliya

Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada & wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku dayaya inuu...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo u kicitamey dalka mareykanka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada...

Ciidamada dowlada oo xaley howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan degmada beledweyne

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq Aqable oo u dhaxeeya magaaloyinka Baledweye iyo Buulaburte...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo kulan la qaatey madaxweynaha cusub ee dalka kenya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img