admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Laba beelood oo maalintii labaad deegaano ka tirsan degmada walaweyn

Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah uu dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay ka socdaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka...

Madaxweynaha maamulka puntland oo sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan dagaalada lagula jiro alshabab

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 51aad ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay xaaladda Guud ee Soomaaliya &...

Alshabab oo weerar ku qaadey hotel ku yaala magalada kismaanyo

Weerar loo adeegsaday qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Kismaayo. Weerarka kadib dabley hubaysan oo katirsan Alshabaab ayaa billaabay inay gudaha...

Xukuumada oo soo saartey qorshe ka dhan ah la dagaalanka alshabab

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in dalka Soomaaliya xilligaan uu kujiro waqti dagaal, isla amrkaana Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka...

Ciidamo isku diyaarineysa ka qeyb qaadashada dagaalka lagula jiro alshabab oo isku abaabuley degmada ceelberde

Ciidamada deegaanka degmada Ceelberde ee gobolka bakool ayaa u diyaar garoobay ka qeyb qaadashada howgalka degaannada hoostaga degmadaas looga saarayo Al-Shabaab Ciidamada deegaanka ee la...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img