admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku dhaawacmey qaraxii shaley ka dhacay isgoyska zoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka codsaday xildhibaanada,howlwadeenada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in ay si deg deg ah gurmad...

Alshabab oo weerar ku qaaday xarunta wasarada waxbarashada

Laba qarax oo culus iyo rasaas xigtay ayaa goordhow laga maqlay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warar hordhac ah oo aynu...

Kulanka madasha qaran oo la filayo in maanta lasoo gabagabeeyo

Shirka golaha wadatashiga qaran ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa lagu waddaa in gelinta dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo. Madaxda Dowlada federaalka iyo...

Xukuumada iyo maamul goboleedyada oo ka wada hadley sida loo adkeyn lahaa wadashaqeynta ka dhexeysa

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa kulan la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Muqtaar Rooboow Cali iyo Wasiirada Awqaafta iyo...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo ku dagaalamay tuulo ku dhow deegaanka numbar 50

Dagaalka oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa xalay waxaa uu Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo xubno kamid ah Urirka Al-Shabaab uu ku...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img