Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Cabdullaahi Cali...
Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Munaasabadda furitaanka kalfadhiga labaad goobjoog ka ah Madaxweynaha...
Waxaa Maanta xabad-joojin la kala dhex-dhigay labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan dagaalka xooganaa uu ku dhemaray degaano hoostaga degmada Cadalle oo ka tirsan Gobolka...
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo u warramay Wariyeyaasha ayaa shaaca ka qaaday in hadalka kasoo yeeray mucaaradka uu meel ka dhac...