Howlgalo ay ciidamada dowlada ka fuliyeen deegaanka buulo masiino ee gobolka shabelaha hoose ayaa la sheegey in lagu diley inta la ogyahay 15 xubnood...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka hadlay sababta ay u hakadeen dagaalladii ku furnaa kooxda Al-shabaab ee ka socday gobollada dhexe ee...