Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo Canshuurtii ay dowladda hoose ka qaadi jirtay guryaha kuyaalla Magaalada Muqdisho, taas oo Maamulka...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxaristee Taliyihii Guutada 3aad Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka...