admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga afrika oo shir uga furmey magalada muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Axmed Haruse, ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho, uga furay Shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga baahan yahay...

Howlgalo lagu sugayo amniga oo laga bilaabay degmooyinka bartamaha magalada muqdisho

Howlgalkan oo ahaa mid loogu magac daray qof iyo guri ayna sameeynayeeen laamaha ammaanka Muqidisho ayaa waxaa xalay laga samayeeyay qaar ka mida degmooyinka...

Wejigii koowaad ee shirka dib u heshiinta siyaasiyiinta koonfur galbeed oo lasoo gabagabeyey

Waxaa soo xirmay qeybtii koowaad ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed, kaas oo la isugu keenay madaxweynaha maamulkaasi Cabdicasiis Lafta Gareen iyo siyaasiyiin kasoo horjeeda...

Hoobiyeyaal ku dhacay agagaarka madaxtooyada

Qaraxyo xooggan oo la rumeysan yahay inay yihiin hoobiyeyaal ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Hoobiyeyaasha ayaa ku dhacay xaafado ku dhow...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo ka hadley weerarkii shaley

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo si deg deg ah dalka dib ugu soo laabtay ayaa booqday...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img