admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dagaal maanta ka dhacay magalada laascaanood

Kooxo hubaysan ayaa weeraray fadhiisimada ciidamada Somaliland ee Laascaanood iyo hoteelka golaha wasiiradu ka dagan yihiin magaalada, sida xukuumadu sheegtay. Warsaxaafadeed saaka subixii lagu baahiyay...

Golaha shacabka oo maanta ansixiyey sharciga hay’ada nabad sugida

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xaruntooda Muqdisho ayaa meel-mariyay Sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka kaas oo...

Reysulwasaaraha oo shir gudoominaayey kulan loooga hadlayo amniga dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka. Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo Talisyada...

Ciidamo ka tirsan gor gor oo ku sugnaa beled xaawo oo laga soo qaadey

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilowday inay soo daabusho qeybtii ugu horeysay ciidamada Gor-gor ee Belad xaawo kusugnaa. Gadiidka dagaal ee ciidamada ayaa lagu soo...

Shirkii dib u heshiisiinta siyaasiyiinta koonfur galbeed oo lagu soo gabagabeeyey magalada baydhaba

War murtiyeed kasoo baxay shirkii dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa heshiis looga gaaray khilaafkii xooganaa ee ka dhashay doorashada maamulkaas. Waxaa lagu heshiiyay in...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img