admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Somaliland oo sheegtey dagaalka ka socda magaalada laascaanood iney kusoo biireen saraakiil ka timid muqdisho

Maamulka Somaliland ayaa sheegtay in dagaal saaka dhexmaray ciidamadeeda iyo xoogaga kula dagaalamaya gobolka Sool ay kusoo biireen saraakiil ka timid magaalada Muqdisho. Somaliland ayaa...

Ciidamada dowlada oo xaley howlgalo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada kaaraan

Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya gaar ahaan kuwa loo yaqaano Duufaan iyo ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Xalay howlgalo ka sameeyay xaafado ka tirsan...

Boliiska degmada deyniile oo sheegey iney gacan kusoo dhigey xubno ka tirsan alshabab

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal culus oo ay xalay ciidamada Booliska Soomaaliya ka fuliyeen qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir,...

Ciidamada somaliland oo isaga baxay goobo ay kaga sugnaayeen magalada laascaanood

Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemayo gudaha magaalada Laascaanood oo...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo loogu baaqay inuu xadido awooda ha’yada nisa

Hay’adda u doodda xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa ugu baaqday Dowladda Soomaaliya inay xaddido awooddaha hay’adda nabad sugida ee NISA, oo dhawaan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img