admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo warbaahinta qaranka oo soo bandhigtey nin qorsheynayey siduu ku dili lahaa Sheekh Mukhtaar Roobow

Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baahisay barnaamij lagu soo bandhigay xogta nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isticmaali jiray xeelado aad u sareeya, kaas oo soo...

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada baardheere

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay guriga Martida degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo ay daganayeen masuuliyiin...

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federalka oo safar ku tegey dalka eritrea

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho xalay ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Rag ka tirsanaa ciidamada boliiska oo maanta lagu fuliyey xukun dil toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka toogatay rag ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo hore loogu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay...

Ciidamada liyuu bolis ee ku sugnaa xuduuda somaliya iyo iyo deegaanka somalida ee itoobiya oo laga saaray

Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa baneeyay Gabi-ahaanba Xuduudka Soomaaliya iyo degaanka Somaalida oo muddo dhowr sano ah ay ku sugnaayeen. Wararka aan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img