admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maleeshiyaad ka tirsanaa alshabab oo lagu laayey duleedka magalada beydhaba

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay toogtay 14 kamida Alshabaab, kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka Dowladda ee gobolka Baay. Toogashadan ayaa...

Ciidamada maamulka puntland iyo daacish oo ku dagaalamay buuraha gobolka bari

Ciidanka maamul Goboleedka Puntland ayaa howlgallo ka dhan ah Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ka fuliyay dhul ku yaalla Buuraha Gobolka Bari. Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah...

Mareykanka oo safiir cusub usoo magacaabay dalka somaliya

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Richard H. Riley, IV u magacaabay inuu noqdo safiirka cusub ee Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Aqalka...

Taliyaha ciidanka boliiska oo maanta booqdey xarunta dembi baarista ee CID

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa saakay kormeeray qeybta Faraha ee hoggaanka baarista dembiyada ee CID-da ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa xog...

Isimada ssc oo aqbaley xabad joojinta ay ka codsadeen madax dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho

Isimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ay aqbaleen xabad joojin ay ka codsadeen madax dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho. Suldaan Mustafe...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img