admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Shariif Xasan oo Sheegey In Xubinihii Aqalka Sare Ka Mid Noqon lahaa uu Mar Hore Diyaarsadey

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay diyaariyeen xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare. Shariif Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Afduubka Doorashooyinka Ay Abaabulayaan Xasan Sheekh iyo Faarax Sakiin

Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa dib u dhac ku imanayaa doorashooyinka dadban ee la rabey in dalka laga hirgeliyo somaliaya 2016 taasoo eedeeda inta...

Dhegeyso Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo Ka Warbixyey Dagaalo Ka Dhacay Deegaanada Hoostaga Degmada marka

Gudoomiyihii hore ee degmada marka Maxamed Cusmaan Cali Yariisow ayaa faafaahin ka bixiyey howlgal Ciidamada deegaanka ay ka sameeyeen deegaano duleedka ka xiga degmada...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burde oo Ka Horyimd Go,aankii Kasoo baxay Ergooyinka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe

Gudoomiyaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan Cabdicasiis Duurow ayaa wax laga xumaado ka ku tilmaamay go’aankii Shalay Ergooyinka ka qeyb galaya Shirka Jowhar ay...

Dhegeyso Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh oo U SHeegey Reer Koonfur Galbeed Dowlad La,aan Ineysan Waxba Eheyn

Maxweynihii waqtigiisa dhamaade Xasan sheekh Maxamuud oo la hadlaayay shacabka reer koonfur galbeed isaga oo ku sugan magalada baydhabo ayaa waxaa uu u sheegey...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img