admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dowlada Itoobiya oo Xaalad Deg Deg ah Gelisey Dalka Kadib Kolkii Rabshadaha Bateen

Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday in dalka ay gelisay xaalad deg-deg ah, kaddib mudaaharaadyo dalkaas ka socday lixdii bilood ee ugu dambeysay, kuwaasoo...

Aqriso Magacyada Iyo Qabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan Musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Shariif Xasan

Maamulka Shariif Xasan ayaa maanta ku dhawaaqey musharixiinta u taagan aqalka sare iyo qabailada ay kasoo jeedaan halka hoose ka aqrista.

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’ada Culimada oo Ugu Baaqey Iney Nabad Ka Shaqeeyaan maamulada Puntland iyo Galmudug

Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Max’ed Salaad oo la hadlay warbaahinta ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray dagaalada ay isaga soo...

Dhegeyso Mujaamilada Shariif Xasan oo Shacabka Dulman Ugu Baaqey Iney Nabada Ka Shaqeeyaan

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shacabka deegaanada Koofur galbeed Soomaaliya ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Hay’addaha amaanka. Shariifka ayaa marnaba ka hadlin kooxaha ku...

Daawo:Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Waxqabadkii Madaxweyne Xasan Sheekh 4tii Sano ee uu Xukunka Hayey

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey waxqabadkii madaxweynihii waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh 4tii sano ee uu xukunka hayey.

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img