admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabelaha Hoose

Golaha Wasiirrada maamulka shariif xasan, ayaa markii ugu horeysey Maanta ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka gaar ahaaa xaaladda Gobolka Sh/Hoose...

Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey In Ergada Liiskooda Loosoo Gudbiyey Ay Gaarayaan 6528

Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya . Gudiga ayaa xaqiijiyey in...

Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan oo Sheegey In Alshabab Ay Dadkii Deegaanka Barakiciyeen

Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan Abiikar Yaroow Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay xer xereen Haween fara badan iyo Caruur markii ay...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Sheegey In Ciidamo Joojiya Dagaalka La Geyn Doono Magalada Gaalkacyo

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo la geynayo Ciidamo Millatari ah oo kala dhex gala Ciidanka ku...

Ciidamada Itoobiyaanka oo Isaga Baxay Deegaanka Ceelcali ee Gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaa isaga baxeen ciidammada dowladda Itoobiya ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img