admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Beesha Caalamka oo Seddex Qodob Ka Codsatey Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabele

Beesha caalamka ayaa mar kale walaac xoogan ka muujisay kaalintii ay dowladda Somalia ku lahayd doorashadii madax-tinimo ee maamulka Hirshabeele ,taasi oo lagu qabtay...

Aqriso Magacyada iyo Reerka Ay u Dhasheen Askartii Xaley Lagu Laayey Degmada Afgooye

Weerarkii aslhabab sahely gelinkii dambe ku qaadey xarunta taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa waxaa ku dhintey askar intooda badan jkasoo jeeda hal beel oo...

Madaxweynihii Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh oo Maanta Ka Hadley Qaraxyada Ay Alshabaab Ka Maleegto Gudaha Magalada Muqdsiho

Madaxweynihii waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay waxa ay Ururka Al Shabaab bartilmaameyd gooni ihi uga dhigteen Magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho,...

Magalada Gaalkacyo oo Maanta Mar Kale Laga maqlaayo Xabado

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Magaalada laga Maqlaayo Raasaas goos goos ah oo...

Meydad iyo Dhaawac aad u Badan oo Laga Keeney Degmada Afgooye oo Maanta la Gaarsiiyey Cisbitaal Madiina

Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa maanta lasoo gaarsiiyay maydadka ugu yaraan 8 Ruux iyo dhaawac tobaneeyo kor u dhaafey, kuwaas oo laga soo qaaday Degmada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img