Wararka ka imanaya Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in maanta Magaaladaasi la geeyay Askar ka tirsan Midowga Afrika ee AMISOM.
Ciidanka AMISOM ee la geeyay Cadaado...
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa subaxnimadii hore ee saaka isaga baxay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka...