admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ku Tuntey Saxaafada Somaliyeed

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aad u dhaliilay Saxaafada Soomaaliya kuna tilmaamey iney yihiin kuwo dadka furta. Waxa...

Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Doorashooyinka Xiligey Dhacayaan

Ra’iisul Wasaaraha Dowldda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa rajo wanaagsan waxa uu ka muujiyay in waqtigeeda ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya. Cumar C/rashiid...

Dhegeyso: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Ka Cadley Cadaalad Dirada Ka Jirta Dalka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in ay jiri karaan mararka qaar qaladaad ka dhaca Garsoorka. Waxa...

Daawo Sawir Maanta uu Amiin Camir ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameyey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Xasan Sheekh oo ka walwalsan kulanka beryahan uga...

Dhegeyso:Prof Maxamed Cumar Dalxa oo Sheegey In Xukuumada Ay Ka Gaabisey Iney Wax Ka Qabato Derbiga Kenya Dhisaneyso

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Sooomaaliya ayaa sheegay in Xukuumada Soomaaliya ay ka gaabisay iney ka war heyso derbiga...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img