admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Odayaasha Beesha Tuni oo Soo Dhaweeyey Xildhibaanadii Dhawaan Lagu Doortey Magalada Baydhaba

Odayaasha beesha tuni oo uu hor kacaayo Suldaan Suldan Sayid Suldan Fiqi ayaa maanta kulan ay ku taageerayaan xildhibaanada beeshooda ee ku guuleystey doorashooyinka...

Xiisado Dhalin Kara Gacan Ka Hadal oo Ka Taagan Doorashooyinka Ka Socda Magalada Baydhaba

Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay wax isdaba marin la sheegay in lagu sameeyay doorashda aqalka hoose ay ka taagan...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun: Professor Omar Eno oo Kol Dhaweyd Ku Geeryoodey Dalka Talyaaniga

Inaali laahi wa inaa ileyhi raajicuun Warar kol dhaweyd inaga soo gaarey magalada torino ee dalka talyaaniga ayaa sheegaya in Alah u naxariistee Professor...

Wakiilka Midowga Afrika u Qaabilsan Arimaha Somaliya oo Maanta Gaarey Magalada Jowhar

Wakiilka midowga africa arimaha somaliya Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira ayaa maanta gaarey Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe Wafdigan ayaa waxaa Garoonka Diayaaradaha...

Dhegeyso: Wasiirka wasaarada Maaliyada oo ka Hadley Isqabqabsiga U Dhexeeya Gaadiidleyda Iyo Kooxo Rabo Iney Lacag Been Ah kaga Aruursadaan Ceymis

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa wuxuu ka hadlay is qab qabsigii dhowaanahan u dhaxeeyay Shirkadda Caymiska ee Takaful...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img