admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Aqriso Qodobada Ay Ka Doodayaan Golaha Wadatashiga Qaranka

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa galay maalinkii Labaad, waxaana dood adag ay ka jirtaa Qodobada qaar oo Madaxdu ay...

Daawo Sawirada Prof Cumar Eenow oo Maanta Lagu Aasey Magalada Milaano ee Dalka Talyaaniga

Alaha u naxariistee prof Cumar Eenow oo ku geeryoodey magalada torino ee dalka talyaaniga kolkey taariikhdu aheyd 30 bishii november ayaa maanta lagu aasey...

Dhegeyso: Taliye Xigeenka Ciidanka Bolisska Buurhakaba oo Sheegey In Howlgalo Ay Magalada ka Wadaan

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska degmada Buurhakaba oo la hadlay iwarbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka...

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Hishiisyo Shirkada Ay la Baleen Ka Laabtey

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in Shirkado ganacsi oo caalami ah ay dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiisyo Maalgashi...

Maamulka Shariif oo Xaley Soo Gabagabeeyey Xulashada Xildhibanada Barlamanka 2016

Magaalada Baydhabo ayaa habeenkii xaley lagu soo gaba gabeeyay xulashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed. Doorashadan oo galabnimadii shalay bilaabatay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img