admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Shacabka Gobolka Banaadir oo Ka Cabanaaya Xernaanshaha Wadooyinka

Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dhibaato weyn ay ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka xilliga Doorashada. Waxa ay...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mootooyinka Bajaajka Mamnuucey Habeenkii Iney Shaqeeyaan

Amar ka soo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in xiliyada habeenkii lagu arko gadiidka yar yar ee Mooto Bajaajka waddada Maka Al-Mukarama...

Akhriso Liiska Musharixiita Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ku Xigeenadiisa

Waxaa maanta magalada muqdisho lagu soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen guddiga Qaban qaabada...

Daawo: Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Prof Jawaari

Camir Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey Prof jawaari oo ay hoosta ka wadaan kooxda Damuljadiid.

Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye Iyo Magalada Muqdisho oo Beryahan Isbaaro darteed U Xiran

Wararka ka imanaya degmada afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maalmihii ugu dambeeyay uu hakad ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img