admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada sare oo Soo Dhaweeyey Reysulwasaraha Cusub

Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Dalka Caydiid C/laahi Ilka-xanaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweeynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya...

Dhegeyso: Axmed madoobe oo Soo Dhaweeyey Reysulwasaraha Cusub Isla Markaana La Dardaarmey Xildhibanada

Madaxweynaha Maamulka 3da gobol ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaaraha cusub...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Cusub ee Dowlada Federaalka oo Sheegey In uu Soo Dhisi Doono Xukuumad Shacabka Ka Turjumeysa

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Xasan Cali Kheyre oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in uu aad uga mahad celinaayo xilkan...

Dhegeyso: Generaal Xaamud oo Raba Dembiguu Galey December In uu Ka Dhigo Mic caadi Ahaa

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlay hadal uu Bishii December ka sheegay goob Xaflad ay ka socotay oo...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Reysulwasaare Magacaabey

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta Ra’isulwasaaraha dowladda Soomaliya u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Mudane, Xasan ayaa waxaa uu sanado badan uu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img