admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dalka Maleeshiya oo Abaaraha Ugu Deeqey 100 Kun oo Dollar

Dawlada Malaysia ayaa waxay sheegtay in hadda Lacag Boqol Kun Dollarka Mareykanka Ah “$100,000” ay ku wareejiyeen Sii hayaha R/wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar...

Madaxweynaha Dalka Kenya oo Baarlamaanka Kenya Ka Hor Hadlayey oo Sheegey In Ciidanka Kenya Aysan Somaliya ka Bixi Doonin

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ciidanka Kenya ee jooga Somaliya aysan ka baxeyn Somaliya ilaa Al Shabaab laga saarayo Gobolka sida...

Aqriso: Gudiga Abaaraha Heer Qaran oo Markii Ugu Horeysey Soo Saarey Warbixin Ku Aadan Abaaraha

Gudiga gurmadka heer Qaran ee abaarta ka jirta qeybo kala gadisan ee dalka ayaa markii ugu horeysay soo saaray warbixin ka hadleysa heer iyo...

Dhegeyso:Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Iyo Gudiga Abaaraha Koonfur Galbeed oo Sheley Deeq Rashin Ah Gaarsiiyey Degmada Wanleweyn

Wafdi uu horkacaayo gudoomiyaha gudiga abaaraha koonfur galbeed ayaa maanta shaley deeq raashin ah gaarsiiyey shacabka ku nool degmada wanleweyn iyo degmada afgooye ee...

War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Mooshin Ka Keeney Shariif Xasan

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ee 3da gobol ayaa guddoonka u gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulka Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaanada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img