admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Dagaalada Ka Socda Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose oo Sii Xoogeystey

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shabaab ayaa saakay ilaa iyo hada waxa uu ka socdaa Degaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalkan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan jawaari oo Ku Baaqey In la Joojiyo Dagalada ka Socda Gobolka Sh/Dhexe

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada kusoo noq-noqday Gobolka Shabeelaha Dhexe. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xilalka Ka Qaadey Taliyeyaasha Ciidamada Milateriga, Boliiska iyo Nabadsugida

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalka ka qaaday taliyayaashii ciidammada militariga iyo booliiska Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay xilalka taliyayaal cusub. Madaxweynaha ayaa u...

Xog: War deg Deg Ah Shariif Sakiin iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Digil oo Khilaaf Soo Kala Dhex Galey

Xog aynu ka helney magalada baydhaba ayaa sheegeysa in odeyga keligii taliyaha ee horjoogaha u ah maamullka gacan ku rimiska ee koonfru galbeed 3da...

Baarlamaanka Somaliya oo Maanta ka Dooddi Doona Moshin Ku Saabsan Dekeda Berbera

Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in maanta loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka ay damacsan tahay in...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img