admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wefdi uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo Shaley Gaarey Degmada wanlweyn

Wafdi uu hogaaminaayo gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose ayaa waxaa ay maalintii shaley booqasho ku tageen degmada wanleweyn ee gobolka shabelaha hoose, Gudoomiyaha ayaa safarkiisa...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xaley Gaarey Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isugu tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha oo si weyn loogu soo...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Booqdey Dekeda Magalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu...

Qarax Ismiidaamin ah oo Maanta ka Dhacay Xero Ciidan oo Ku Taala Degmada Wadajir

Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhaw weerar ismiidaamin ah ku qaaday xero ciidan oo ku taala warshadii Nacnaca degmada Wadajir ee...

Burcad badeed Qafaashey Dooni u Rarneyd Ganacsato Somali ah

Koox burcad Soomaali ah oo hubeysan ay Markii labaad dooni ganacsi kasoo Afduubteen Xeebaha dalka Yemen. Hay’adda Ganacsiga iyo ilaalinta Badaha ee dowladda Ingariiska ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img