admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Xukuumada Federaalka oo Sheegtey In 6 Milyan oo Somali Ah Ay Gaajo iyo Macluul Kusoo Wajahan Tahay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Lix Milyan oo Qof oo Soomaali ah ay gaajo iyo macluul daran wajahayaan, loona baahan yahay in si...

Dhegeyso:Ganacsatada Magalada Hargeysa oo Fariin u Direy Maamulka Somaliland

Ganacsatada Magaalada Hargeysa oo isugu jira kuwa heerka dhexe iyo kuwa Hoose oo maalintii shaley kulan ku yeeshey magalada hargeysa ayaa ayaa waxa ay...

Ciidamo Mareykanka ah oo Somaliya Yimid Si ay Tababar u Siiyaan Ciidamada Dowlada Somaliya

Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah. Ciidanka ayaa gaaraya tira ahaan daraasiin waxaana...

Nabadoon Kamid ahaa Ergadii Xildhibaanada Kasoo Doortey Magalada cadaado oo Xaley Lagu Diley Magalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalladda Cadaado ee xaruunta kumeel-gaarka maamulka...

Hindiya oo Ka Hadashey Howlgalkii Lagu Soo Badbaadiyey 8 Badmaax oo u Dhashey Hindiya

Dowladda Hindiya ayaa waxa ay ka hadashay Howlgalkii Ciidanka Nabad sugidda Maamulka Galmudug ay ku soo badbaadiyeen 8 Badmaaxiin oo u dhashay dalka Hindiya. Wasiirka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img