admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada Ciidanka Qaladka Sida oo Xukun Dil Toogasho Ah ka Fuliyey Magalada Baydhabo

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay subaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah afar dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa in...

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna...

Dhegayso…Booqashada Farmaajo ee Baydhaba “RAJO MISE RAJABEEL”

Booqasho aan horey loo sii iclaamin ayaa waxa maanta magaalada Baydhaba ku gaaray Madaxweynaha Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Hadaba Booqashada Farmaajo...

Dhegeyso: Madaxweynaha oo Ciidmada Amisom kaga Digey Dilalka Ugu Tala gal Ah ee ay U Geysanayaan Shacabka somaliyeed

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan...

Ciidamo Ka tirsan maamulka Puntland oo Weerar Miino Ah lagula Eegtey Buuraha Galgala

Ciidamo ka tirsan maamulka puntland ayaa qarax miino ah lagula beegtey deegaanka gal gala, Qaraxan ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen ciidmo tiradoodu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img