admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka Degmada Baledweyne oo Soo Saarey Go,aano La Xiriira Amniga

Maamulka degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada ka soo saaray awaamiir la xiriirta amniga iyo isticmaalka hubka sharci...

Dhegayso..Yaa ka mas’uul ah Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la’anaya Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho.

Wararka laga helayo caasimada magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Barakacayaasha reer K/G baahi darteed ugu la'anayaan Xirooyinka looga ooday daafaha Muqdisho, Saacadihii lasoo dhaafay...

Dhegayso..Soomaalida Mareykanka oo markii ugu horeysay wax laga weydiinayo qaabka loo gargaari karo Soomaaliya.

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybo kala gedisan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Mareykanka ayaa waxa uu todobaadkan ka dhacay...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin U Direy Wasaarada Dastuurka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ay wadatashiyadda ku aadan dib u eegista dastuurka Qaranka in laga...

Daawo KHudbadii uu Reysulwasaaraha ka Jeediyey Shirka Ka Furey Doha Qadar

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Qadar ayaa khudbad ka jeediyay shirka Magaalada Dooxa ka furmay. https://www.youtube.com/watch?v=HdegOtw4B_U

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img