admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Kooxda Alshabab oo Maanta Qarax la beegsatey Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi

Warar hordhac ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor dhaw lagu weeraray saldhiga degmada...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Gaarey Ugandha Si uu Uga Qeyb Galo Kulan Ku Saabsan Arimaha Qaxootiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in dhawaan...

Fadeexo:Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Lunsadey Lacag Loogu Tala Galey In Dadka Tabaleysan Lagu Afuriyo

Xog ay Daafeet Media ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) uu...

Reysulwasaaraha Xuuumada Federaalka oo La Kulmey saraakiisha Amniga Dalka

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulamo deg-deg ah la qaatay saraakiisha laamaha ammaanka ee dalka, kadib...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Dhalinyaradii Baydhabo Sheekha Ku Diley

Maxkamada darrada koowaad ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa'in ku riday Sedex...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img