admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo:Sheekh Maxamed Idiris oo Umada ugu Baaqey Inta Aysan Wax Ka Hadllin In Ay Hubsadaan

Baraha fadhi ku dirirka ama social mediyaha beryahan waxaa ka socdey arimo looga hadlayey nin la sheegey in dhiibey dowlada itoobiya, Sheekh maxamed Idiris...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Cusub Hirshabeele oo Sheegey In Doorashada Ay Dhici Doonto Xiligii Logu Tala Galey

Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qaban-qaabada doorashada madaxtinimada...

Ciidamada Dowlada oo Qarax Lagula Beegsadey Deegaanka Ceelasha Biyaha

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo deegaanka Ceelasha biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho lala eegtay gadiid ay la socdeen ciidamo...

Akhriso:Safiirada Somaliya U Fadhiya Dalalka Kale oo Lagu Amrey Ineysan Amar La,aan La Hadli Karin Saxaafada

Wasaarada arimaha dibada ayaa Amar la mid ah midkii lagu soo rogay Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in marka ay doonayaan in ay warbaahinta...

Maleeshiyaadka Alshabab oo Weerar Ku Qaadey Deegaanka Buulo Gaduud ee Gobolka Jubada Hoose

Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka ku lahaayeen deegaanka Buulo gaduud...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img