admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibanada Golaha Shacabka oo Bilaabey Iney Ka Doodaan Arinta Qalbi Dhagax

Kulanka Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta furmay, iyadoo la guda galay ajandaha kulanka oo ahaa ka doodista qaraarkii Xukuumada ka qaadatay...

Duqeymo Lala Bartilmaameysanayey Alshabab oo Maanta ka Dhacay Deegaano Hoostaga Degmada Baraawe

Duqeyn culus ayaa ka dhacday degaanka Kuunyo Barow oo ka mid ah degaanada hoos yimaada Magaalada Baraawe ee gobolka shabelaha hoose. Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo...

Dagaalo ka Dhacay Deegaanka farlibaax ee Gobolka Hiiraan

Wararka aynu ka heleyno degaanka Farlibaax ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Cuna qabateyn Hor leh kusoo Rogey Kuuriyada Waqooyi

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cuna qabateyn dhinaca dhaqaallaha ah kusoo rogay dalka Kuuriyada Waqooyi. Cuna qabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo...

Shaqaale U shaqeynayey Hey’ad Samafal oo Maanta Lagu Afduubtey Duleedka Magalada Baydhaba

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay Afduubteen Shaqaallo ka shaqeynaayay Hay’ad Samafal. Tiradda Shaqaalaha ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img