admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso:Aragtida Qurba Joogta Koonfur Galbeed ee Ku Aadan Taageerida Shariif Xasan uu Taagerey Xulufada Sacuudiga

Qurbo joogta konfur galbeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadley aragtidoodana ka bixiyey sidey u arkaan taageerida uu Shariif Xasan taageerey xulufada Sacuudiga iyo...

Daawo Khudbadii uu Reysulwasaare Kheyre Ka Jeediyey Xarunta Qaramada Midoobey

Reysulwasaaraha xukumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maalinta jimcaha khudbo ka jeediyey kulanka qaramidoobey ay sanad walba ku qabtaan magalada...

Daawo Sawir uu Maanta Amin Camir Ka Sameeyey Kooxaha Qaran Dumiska

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey kooxo ku bohoobey ine mar walba u adeegaan danaha dalalka kale iyo dantooda gaaska ah...

Kusoo Dhawaada Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyasigada iyo Dr Cali Cabdi Baab

Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyaasigaada ayaa isbuucan waxaa marti inoogu ahaa wakiilka maamulka Shariif Xasan ee dalka ingiriiska iyo yurubiyan union Dr Cali Cabdi...

Mdaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeele oo Ku Baaqey In Siyaasada Arimaha Dibada Looga Dambeeyo Xukumada Dhexe

Madaxweynaha maamulka goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay arrimaha siyaasadda dibedda in ay wakiil ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, muhiimna ay tahay in...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img