admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo La Hadley Idaacada Aljazeera oo Alshabab Ku eedeeyey Qaraxa Iney Ka Dambeysey

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Al Jazeera qeybtiisa Afka English-ka ayaa Al-shabaab ku eedeeyay in ay ka...

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee Ku Nool Magalada Edmonton iyo Nawaaxigeeda

Ogyesiis dhamaan jaaliyada soamaaliyeed ee ku nool magalada Edmonton iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysanaa in magalada Edmonton lagu qaban doono baroordiiq iyo gurmad qaran...

Daawo:Bananbax aad u Balaaran oo Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe oo ayaa maanta ka socda inta badan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Guddoomiyaha gobolka...

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaraxii Soamlida Lagu Laayey oo Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay ayaa maanta waxaa ka dhacay Banaanbax Ballaaran oo looga soo horjeedo Qaraxii ka dhacay 14-kii Bishaan Magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo...

Somalia Bombing May Have Been Revenge For Botched US-led Operation

Officials investigating attack that killed more than 300 people believe the bomber may have been motivated by desire for revenge for a raid in...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img