admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo dalka Dib ugu soo laabtey Kana Warbixiyey Safarkiisa

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska...

Dowlada Mareykanka iyo Itoobiya oo Ka Wada Hadley Xaalada Somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa ammaanka Soomaaliya kala hadashay Urur goboleedka IGAD kaddib shir ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Mareykanka waxaa uu sheegay in...

Micheal Keating oo Ka Hadley Caleemasaarkii Waare Ayaa Sheegey In Nabadgelyo Xumida Keentey Baahi

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo maalintii shalay khudbad ka jeedinayay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle ayaa soo...

Dhegeyso: Maamulka Degmada Kaxda oo Sheegey In Qaraxii Zoobe Ay Kaga Fhinteen 39 Qofood

Guddoomiyaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir Maxamed Ismaaciil C/laahi oo u waramay warbaahinta ayaa sheegay Qaraxaasi dadkii ku dhintay in ay ka mid ahaayeen...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo La Kulmey Madaxweynaha dalka Ugandha

Madaxwnaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaa Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img