admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Mooshin Ka Keeney Shariif Xasan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in illaa 90 Xildhibaan ay saxiixeen mooshin ka dhan ah hogaamiyaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan...

Gudiga Difaaca baarlamaanka oo Sheegey In Dhawaan Ay Baarlamaanka Horgeyn Doonaan Sharciga La Dagaalanka Argagixisada

Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Kulan La Qaatey Madaxweyne ku Xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula qaatay madaxweyne ku -xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi...

Alshabab oo Lagala Wareegey Deegaano Hoos taga Degmada Kuntuwarey ee Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya ciidamada dowladda la wareegeen deegaanno ay horay u maamulayaan Al-shabaab. Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha...

Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Dalka Romania oo soo Badbaadiyey Tahriibayaan Ay Ku JIraan Somali

71 qof oo kasoo kala jeedda dalalka Suudaan, Suuriya iyo Soomaaliya, oo ay ku jiraan 20 caruur ah iyo 22 haween, ayaa laga soo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img